Gen. Caanood:-“Waxaan Xixirnay 11 Askari oo La Qabtay Iyagoo Isbaaro u Taalo”

0

Dawladda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa qaadaytallaabooyin lagu soo afjarayo Isbaarooyinka sida sharci darrada ah u yaalla wadooyinkamuhiimka u ah isku socodka dadka iyo gaadiidka, gaar ahaan gobolka Shabellaha Hoose oolaga qaaday dhowr Isbaaro oo u taaley dad adeegsanaya magacyada Ciidanka, kadib, amarkii Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ee ku aadanaa la dagaalanka Isbaarooyinka Sharci darrada ah.

Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen. C/laahi Cali Caanood, ayaasheegay in la qaaday isbaarooyinkii yaaley wadada dheer ee isku xirta MagaalooyinkaAfgooye, Bariire, No 50 iyo deegaano dhowr ah oo ku xeeran, isla markaana la xiray askartiiisbaaradu u taaley, xilkiina laga qaaday Saaraakiishii xukuntay askarta isbaarada dhigatay.

“kadib, amarkii uu bixiyey Madaxweynaha J.F.S Mudane M. C/laahi Farmaajo ee ahaa in laqaado isbaarooyinka, waxaan xirnay 11 askeri oo la qabtay iyagoo isbaaro u taalo. Waxaancadaynayaa askariga Isbaarada dhigta iyo sarkaalka xukuma in isku mid ay yihiin”. Ayuu yiriGen. Caanood.“Waxaa qaadeynaa howlgallo ballaaran oo lagu furayo wadooyinka, gaar ahaan kuwa yaaladeegaanada isku xira Shabellaha Hoose iyo gobolka Bay, sidoo kale waxaa howlgal isna

wadooyinka lagu furayo laga sameynayaa deegaanada Jubbooyinka.” Ayuu raaciyey.Ugu danbeyn,Abaanduulaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Gen C/laahi CaliCaanood ayaa tilmaamay in ay xoojinayaan weerarada lagu bartilmaameed­sanayo maleyshiyaadka sharci

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here