Akhriso:-Soomaliya oo Shaqaalo Ku Yeelanaysa Ururka Midowga Afrika

0

Madaxweynaha Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta aanuu soo gaabin socdaalkii uu Todobaadkii aynu soo dhaafnay ku tagay magaalada addis ababa ee Caasimadda dalka Itoobiya waxa uu kulan kula qaatay xarunta Midowga Afrika ee Addis Ababa Moussa Faki Mahamat oo ah Madaxa Midowga Afrika.

Labada mas’uul waxay ka wadahadleen howlgalka Midowga Afrika AMISOM ee Soomaliya iyo sidii Soomaliya shaqaalo ugu yeelan laheyd Ururka Midowga Afrika, oo inta aysan Jamhuuriyadda Soomaliya burburin shaqaalo ku laheyd.

Soomaaliya waxay ka mid tahay asaasayaasha Ururka Midnimada Afrika OAU oo ka dib u xuubsiibtay Midowga Afrika AU.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here