Madaxweyne Farmaajo oo Kormaaray goobaha lagu keydiyo raashinka CXD+Sawirro

0

Madaxweynaha amhuuriyadda  Federaalka Soomaliya  Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kormeeray goobaha lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda Soomaaliya ee ku yaala magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa kormeer ku sameeyey baqaarada lagu keydiyo raashinka ciidamada dowladda, isagoo dhinaca kalena hubiyey tayada raashinkaasi.

Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo madaxweynaha JFS ayaa sidoo kale hubinayey in ciidamada dowladda ay helaan ama lasiiyo raashinka ay xaqa u leeyihiin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here