Danjiraha dowlada Soomaaliya ee wadanka Koonfur Sudan mudane XuseenXaji Axmed oo ay wehliyaan Diblomasiyiinta Safaarada ayaa maanta,kulan la qaatay wasiirka arimaha gudaha wadankan Koonfur Sudan Michael
Chiangjiek Geay kaasi oo ay kawada hadleen arimo dhowr ah oo quseeyajaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool guud ahaan wadanka Koofur Sudan.
Waxaan inti kulanka uu socday la isla meel dhigay sidii looga hortigilahaa dadka tahriibka ah kuwaasi oo marin ka dhigteen wadankan iyosidii meel looga soo wada jeesan lahaa muqalisiinta wax tahriibiya.
Danjire Xuseen Xaji Axmed ayaa sheegay in kulamadan ay noqondoonaa midjoogta ah waxa uuna intaasi raaciyay in ay ku dadaalayaan sidii loobadbaadin lahaa dhalinyarada soomaaliyeed ee ku la’anaya saxaraha iyo

