Madaxweynaha Soomaliya oo Gaaray Isutaga Imaaraadka Carabta+Sawirro

0

Madaxweynaha jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Mudane Maxamed C/llahi Farmaajo oo ku sugan wadanka Isutaga Imaaraadka Carabta ayaa lagu wadaa in maanta la kulmo Madaxda ugu Sareeyso Wadanka Imaaraadka, iyagoona kala hadlaya arrimaha labada dal.

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu kala hadli doono xoojinta Xiriirka labada dal iyo sidii ay labada dal iskaaga kaashan lahaayeen dhinac amniga dhaqaalaha iyo dhanka arimaha Bulshadda.

Madaxweyanaha Soomaaliya Mudane Maxamed Farmaajo oo shalay gaaray Wadanka isu taga Imaaraadka Carabta ayaa waxaa si wanaagsan loogu soo dhaweeyey dalkaas.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here