Akhriso:-Raisulwasaaraha oo Soo Saaray Wareegto Ku Saaban Xiliyadda Shaqada ee Shaqaalaha Dowladda

0

Raisulwasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xafiiskiisa kasoo saaray wareegto ku saaban xiliga Shaqaalaha Dowladda ay shaqada soo galayaan iyo xiliga ay ka baxayaan shaqada, taasi oo ah nidaamka cusub ee Dowladda Soomaliya.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here