Wafdi Ka Socda Ururka Midowga Afrika oo Gaaray Magaalada Kismaayo+Sawirro

0

Magaalada Kismaayo ee Caasimada KMG ah ee Maamulka Jubba-land waxaa maanta gaaray wafdi ka socday Ururka Midowga Afrika, sidoo waxaa safarka kamid ahaa , illaa dhawr iyo labaatan safiir,

Wafdigaan waxaa hogaaminayay Danjire Mamasa oo u dhashay dalka Koonfur Afrika, kana tirsan golaha ammaanka iyo nabadgalyada Midoowga Afrika, waxa ujeedka socdaalkoodu yahay u kuurgalista xaalada dalka, safiirka dawladda Botswana Josephine Molefe oo waftiga ka tirsan ayaa ku yaboohdey lacag abaaraha loogu talogalay.

Waftigaan waxaa Madaxtooyadda Kismaayo ee jubba-land waxaa qaabiley madaxweyne ku xigeenka Maxamuud Sayid Aadan, madaxweyne Axmed Maxamed Islaam ayay kulan kula qaadan doonaan guriga martida kadib marka ay meelo dhawr ah booqdaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here