Qoraal kasoo baxay xafiiska Guddiga Maamulka Kooxda Kubada Cagta Jeenyo ayaa lagu sheegay in Maamulka Sare ee Kooxda uu Go’aan ku gaaray in la joojiyo sii wadida ka qeyb galka tartanka Horyaalka Kubada Soomaliya inta ka dhiaman xili ciyaareedkaan.
Sababta ayaa lagu sheegay in ay jirto Cadaalad daro baahsan tan iyo markii kooxda dib loo aas-aasay Sanadkii 2012-kii.


