Jubaland Oo Dhallinyaro Howlgalo lagu qabtay Lacag Madax Furasho ah Ku Dooneysa (Dhageyso)

0

Ciidama ka amar qaata madaxweynaha maamulka jubalanad axmed islaam axmed madoobe ayaa lagu eedeeyay iney afduub kula kacen dad rayid ah oo ku dhaqna xafada guul-wade ee magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubada hoose.

Ciidamo isugu jiro kenyati iyo somaalia aya howlgal ay ka fuliyeen xaafado katirsan magalada kismaayo waxey ay kala baxeen dad gaaraya 70 ruux oo ka mid ah dadka ku nool magaaladaasi.

C/rashiid macalin gaas oo ka tirsan Sarakiisha ciidamada dowlada ee gobalka jubada hose oo la hadlay idaacada simba ee Magaalada muqdhisho ayaa shegay in lagu xujeyay eheladii dadkoda lagala baxay xaafada guul wade ee magalada kismaayo Iney bixiyaan lacag madax furasha ah hadii ay donayan iney helan xog ku sansan dadkoda.

Sarakiisha ciidanka maamulka jubaland oo ay xiriiro la sameysay idaacada simba waxa ay xaqiijiyeen inuu jiro.howlgal lagu sugaayo amaanka holgalkas oo lagu soo qabtay sidana ay shegen xubna katirsan xarakada Alshabaab oo u qabilsa dhanka minooyinka.

HALKAAN KA DHAGEYSO..

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here