Gudmoomiye Ku Xigeen Degmo Oo Loo Xiray Xiriir uu La Sameeyay Al-shabaab (Dhageyso)

0

Maamulka koonfurgalbeed ayaa xabsiga Dhigay gudoomiye degmo oo lagu eedeyay in uu xiriir la leeyahay al-shabaab.

Taliyaha Saldhiga Degmada Buur-hakaba Aadan isaaq cali ayaa u sheegay idaacadda simba in xabsi ku yaalla maagaalada Baydhabo uu haatan ku xiran yahay Gudoomiye ku xigeenka Degmada Buur-hakaba.

Taliyaha ayaa sheegay in gudoomiye ku xigeenka xabsi loo Dhigay xili lagu helay arimo la xariira al-shabaab.

HALKAAN KA DHAGEYSO CODKA

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here