Akhriso:-Madaxweyne Guuleed oo Iska Casilay Xilkii uu Ka Hayay Galmudug

0

Madaxweynaha Maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed oo ku sugan dalka Hindiya ayaa goordhaweyd ku dhawaaqay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay maamulkaas.

Sababaha uu iskaga casilay xilka Madaxweynaha Galmudug C/kariin Guuleed ayuu ku sheegay sababo Caafimad.

Xildhibaanada Baarlamanka Maamulka Galmudug ayaa Guuleed u doortay Jul 4, 2015-kii madaxweynaha Galmudug kadib doorashado ka dhacday Magaalada Cadaado.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here