Xildhibaanada Hir-shabeelle Oo Diiday in ay dib kaga laabtaan Mooshin ay ka keeneyn Madaxweyne Cosoble (Dhageyso)

0

Xildhibaanada baarlamaanka Maamulka Hirsahbeelle ayaa ka biyo diiday in ay dib kaga noqdaan go’aanki ay ku diyaariyeen Mooshin ka dhan Madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Cali C/laahi Cosoble.

Xildhibaan Maxamed Axmed Faarax ayaa oo ka tirsan xildhibaanada Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo la hadlay idaacadda Simba ayaa sheegay inaa dib kaga laabaneyn mooshinka ay wadaan.

XIldhibaanka ayaa tilmaamay in Mooshinka uu yimid kadib marki madaxweynaha uu si qaldan u wajahay magacaabista Golaha wasiirada maamulka Hirshabeelle.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here