Maamulka degmada Hobyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegay in diyaariyeen ciidamadi difaaci lahaa degmadaasi.
Gudoomiyaha degmada Hobyo ee Maamulka Galmudug C/laahi Cali Axmed oo la hadlay idaacadda Simba ayaa waxa uu sheegay in ciidamo fara badna haatan ay soo gaareen degmada si al-shabaab ay kaga difaaceen.
C/laahi Cali Axmed ayaa sheegay in Al-shabaab aysan awood buuxda u laheyn in ay qabsadaan degmada Hobyo waxa uuna tilmaamay in al-shabaab haatan deegaano ku dhow degmada Hobyo ay dhaq dhaqaaq ciidan ka wadaan.
HALKAAN KA DAHEGYSO CODKA

