Ciidamo Mareykan ah oo ka Qeyb Qaadanaya Duulaanka Gobolka Mudug

0

Ciidamo Mareykan ah ayaa gudaha u galay Gobalka Mudug oo Xarakada Al shabaab ay qeybo badan ay ka maamulaan kuwaa oo qaaday howlgalo militari oo dhulka ah.

Iyadoo la eegayo Ilo aan la magaabin ayaa ku waramaya in Ciidamda sida qaaska ah u tabo baran ee mareynkanka oo garabsanaya Ciidamada Qaranka Soomaaliya in weerar ay ku qaadeen Xarakada Al shabaab.

Dadka deegaanka ayaa sheegaya oo qaar kamid ah warbaahinada kasoobaxa dalka Kenya ay soo xiganaya in ay arkayeen diyaarado drones ah oo cirka dul heehaabayay.

Shalay Ciidamada huwanta ah iyo kuwa Al-shabaab ayaa ku dagaalamay deegaanka Ceel-cabdi oo u dhaxeeya deegaanada camaara iyo Caad ee Gobolka Galgaduud.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here