War Deg Deg:-Gudoomiyihii Hore ee Degmada Xamar Weyne oo Goordhaweyd Geeriyooday

0

Waxaa Goordhaweyd Isbitaal ku yaala Magaalada Muqdisho ku geeriyooday Ala Ha U Naxariistee Gudoomiyihii Hore ee degmada Xamar weyne Cabdulaahi Sahal Gradhuub oo mudooyinkii dambe xanuunsanaa.

Qaar kamid ah ehelada Marxuumka ayaa idaacadda Simba u xaqiijiyay Geerida, waxayna sheegeen in mudooyinkii dambe uu jiifay mid kamid ah isbitaalka Magaalada Muqdisho, kadib xanuuno soo wajay,

Cabdulaahi Sahal Gradhuub ayaa horey usoo noqday Gudoomiyaha Degmada Xamarweyne ee Gobolka Banaadir, waxaa xilkaas laga qaaday 15-kii april sanadkii 2014 waxaa loo magacaabay C/qaadir Maxamed C/qaadir.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here