Shaqaalaha Dowladda Iyo Kuwa Gaarka Ah Oo Shaqooyinkii Laga Fasaxay

0
Wasaaradda Shaqada iyo Horumarinta Shaqaalaha Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in Labada Maalin ee nasoo aaddan Shaqooyinka laga fasaxay Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa Gaarka ah.
 
Ku Simaha Wasiirka Shaqada iyo Hormarinta Shaqaalaha Xukuumadda Soomaaliya Mudane Xismaan Libaax Ibraahim oo la Hadlay Wakaaladda Wararka Soomaalyeed Ee SONNA, ayaa Sheegay in Maalmaha Talaadada iyo Arbacada ay Fasax yihiin Shaqaalaha Dowladda iyo kuwa Gaarka ah, taas oo loo Sameynayo Doorashada Madaxweynaha ee 08 Bishaan ka dhici doonta magaalada Muqdisho.
Talaabadaan ayaa imaaneysa iyadoo hakad la galiyay isusocodka gaadiidka magaalada Muqdisho, si loo adkeeyo Ammaanka Magaalada Magaalada Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here