War Deg Deg:-Dab Qasaaro Geystay oo Ka Kacay Suuqa Cabdala Shideeyaha+(DaawoSawirro)

0

Wararka haatan naga soo gaaraya Gudaha Suuqa Bakaaraha ayaa ku waramaya in goordhaweyd Maqaayad ku taala Gudaha Suuqa loo yaqaano Cabdala Shideeyaha in uu ka kacay dab aad u xoogan.

Inkastoo aan si dhab ah loo ogeyn waxa sababta u ahaa dabka Maqaayadda ka kacay, ayaa waxaa dadkii ka ak dhawaa maqaayadda iyo shaqaalaha ku sugnaa waxa ay ka war heleen qiica dabka oo  cirka isku shareeray, waxaa durbadiiba bilowday dadaalo la doonayo in lagu damiyo dabka, si uusan u gaarin meelaha kale.

Wixii kusoo kordha kala soco Simbanews.com

16237464_1072040592919367_428558266_n 16237149_1072040599586033_1051322458_n 16176639_1072040646252695_1629625004_n 16176090_1072040656252694_1033733919_n 16215743_1072040689586024_753985806_n

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here