Wariye Xaley Gurigiisa Lagala baxay

0
Microphone ready on stand, all set for concert to begin

Wararka ka imaanaya Gobolka hiiraan ayaa ku waramaya in xaley Amiin c/casiis cali lagala baxay gurigiisa uu ku yaala degmada buulo-barde.

Ciidamo hubeysan oo ka tirsan kuwa dowladda balse la xaqiijiyay in si qaas ah ay kaga amar qaataan maamulka dgemada buulo-barde ay fiidnimadii xaley gudaha u galeen guri buulo-barde uu ka degen yahay Amiin c/casiis cali oo kamid ah wariyeyaasha ka howlgala Idaacadda Hiiraanweyn.

Agaasimaha idaacadda Hiiraanweyn Maxamed cusmaan makaraan  ayaa sheegay in ciidamada ay si awood ah ay gurigiisa kaga ka xeysteen Amiin c/casiis cali islamarkaana aysan garaneyn sababta arinta ka dnabeysay.

Weriyaha ayaa lagu xiray saldhig ku yaala dgemada buulo-barde ee gobolka hiiraan.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here