Waxaa xarunta golaha shacabka ee baarlamaanka soomaaliya maanta markale lagu qabanayaa doorashada gudoonka baarlamaanka soomaaliya.
Maanta waxa ala qabanayaa doorashada Guddooomiye ku xigeenka 1-aad iyo 2-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya
Xubnaha Tartamayo waxa ay kala yihiin
1.Jeylaani Nuur Iikar.
2.C/weli Sheekh Ibraahim Muudey.
3.Faarax Sheekh C/qaadir.
4.Khaalid Macow C/qaadir
5.Saciid Xuseen Ciid.
6.Khadiija Maxamed Diiriye.
Shaley waxaa muqdisho lagu doortay Gudoomiyaha barlamaanka soomaaliya iyadoona si rasmi ah uu xilkaasi ugu guuleystay Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari.

