C/wali Muudey oo Ku Guuleystay Gudoomiye Ku-xigeenka kowaad ee Baarlamanka Soomaliya

0

Waxaa goordhaweyd xilka Gudoomiye ku-xigeenka kowaad ee Baarlamanka Federaalka Soomaliya ku guuleystay Xildhibaanada C/wali ibraahim Shiikh Muudey.

Xildhibaan Muudey ayaa ka guuleystay Xildhibaan Faarax Shiikh C/qaadir oo loo saadaalinaayay in uu xilkaan ku guuleysan doono.

Muudey ayaa helay 164 cod halka Faarax sh. uu helay 64 oo kale ah sida ay Goordhow ku dhawaaqeen Guddiga Doorashooyinka GudoonkaBaarlamaanka Soomaaliya.

Goordhow waxaa iyana la shaacin doonaa Cida ku guuleeysata xilka Gudoomiye ku xigeenka Labaad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaliya Waxaana ugu cad cad Xildhibaan  Mahad Cabdala Cawad oo horay Xilkaan u soo qabtay.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here