Mid kamid ahaa Abwaanadii Waa Weynaa ee Fanka Soomaaliyeed oo Geeriyooday

0

Magaalada Hargeysa ee Caasimada Maamulka Somali-land waxaa xalay ku geeriyooday Ala ha u naxariistee Abwaan Boon Xirsi oo ka mid ahaa Abwaanadii waa weynaa ee Fanka Soomaaliyeed.

Abwaan Boon Xirsi ayaa ku geeriyooday Hoygiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa, isaga oo xanuun ku soo booday u jiifay gurigiisa, maalmihii dambe sida ay warbaahinta u xaqiijiyeen qaar kamid ah Eheladiisa.

Dhanka kale Qaar kamid ah Abwaanada Soomaliyeed ayaa ka tacsiyadeeyay Geerida ku timid Abwaan Boon Xirsi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here