Dhageyso:- C/weli Gaas “ Ma Daawankarno Dadkeena Oo Dhimanayo”

0

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa sheegay in abaaraha ka jiro deeganada puntladn ay saameyn ku yeesheen dadka iyo duunyada.

Madaxweyne Gaas ayaa waxa uu sheegay in dad badan oo xoolo dhaqato ah ay qarka u saran yihiin in abaaraha ay dhintaan islamaraakana waxa uu carabaabay in Puntland aysan fiirsan Karin dadkeeda oo abaaro u dhimanayo.

C/weli Gaas ayaa waxa uu sidoo kale tilmaamay in aysan haatan muuqaan gargaar lala soo gaaray dadka abaaraha ay saameeyeen isagoona ku daray hadalkiisa intaasi in xili roobaadki ay mudo ka harsan tahay dadka abaaraha saameeyayna ay nolashooda Qatar sii geli karto.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu danbeyn waxa uu sheegay Puntland ay u baahan tahay garab balse garabki ay caawinaad aysan weli helin.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here