Siyaasi Ciiro “Khilaafka Gudiga Heer Federaal iyo Puntland Waa Mid Dib Logu Dhigayo Doorashada”

0

Siyaasiga Daahir C/qaadir Muuse Ciiro oo la hadlay Idaacadda simba ee magaalada Muqdisho ayaa waxa uu sheegay in sababaha soo cel celinayo khilaafka u dhaxeeya Guddiga  Doorashooyinka dad ban ee Heer  faderaal  iyo Maamulka puntland ay tahay in la doonayo in dib waqti logu dhigo Doorashada waqtigi la qaban lahaa.

Mr Ciiro ayaa sheegay  in xubnaha ay ka koobnaandoonto dowladda soo socoto loo baahan yahay in ay iska dhex aragto cid walbo.

Daahir Ciiro ayaa sheegay in caqabado ay ku noqon karaan arimahani soo laa laabtay  doorashooyinka la filayo dhawaan in dalka ay ka qabsoomaan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here