Akhriso:-Puntland oo Ku Hanjbatay in Ay Hakin Doonto Doorashooyinka ka Socda Garoowe

0

Maamul Goboleedka Soomaliyeed ee Punland ayaa ku hanjbay in uu Hakin doono doorashooyinka ka socda Magaalada Garoowe ee Caasimada Maamulkaas, hadaan wax laga qabanin warqad kasoo baxay Gudoomiyaha Baarlamanka Soomaliya Maxamed Shiikh Cusmaan Jawaari oo loogu hadlay sida loo wajahaayo doorashada labada Aqal ee ka imaanaya deeganada Maamulka Somali-land.

20161126_231634

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here