Madaxweynaha Galmudug oo Muqdisho Kula Kulmay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaliya

0

Madaxweynaha Maamulka  Galmudug Mudane C/kariin Xuseen Guulleed ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka EU Soomaaliya Ambassador – Ms Veronique LORENZO.

Kulanka labada Mas’uul ayaa loogu hadlay colaadiii xalka laga gaaray Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Mudug, arrimaha doorashooyinka, iyo sidii mamulka Galmudug loogu gacan siin dhinacyada amniga, iyo hormarka.

Arinta magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa sixoogan looga hadlay waxaana EU ay sheegeen in ay gacan kageysanaan sidii colaadaas loo soo afjari lahaa madaxweynaha Maamulka Galmudud Mudane C/kariin Xuseen Guuleed ayaa dhankiisa sheegay in Galmudug ay markasta u taagantahay nabada kuna baaqeyso.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here