Guddi loo xilsaaray in ay baaris ku Sameeyeen Shaqaaqo ka dhacday banaanka hore ee xarunta gudiga doorashada Galmudug ee Magaalada Cadaado maalintii Isniinta oo ay taariikhdu ku beegneyd 14.11.2016, ayaa soo saaray natiijada baaristii ay dhacdadaasi ku sameeyeen.


