War Deg Deg ah:- Donald Trump oo noqday Madaxweynaha Rasmiga ee Dalka Mareykanka

0

Donald Trump ayaa noqday madaxweynaha rasmiga ee dalka mareykanka kadib marki uu doorashadi socotay kaga adkaaday  Hillary Clinton oo aheyd musharaxa xisbiga Dimoqraadiga.

War uu baahiyay Telefeshinka caalamiga ee CNN ayaa lagu sheegay  Hillary Clinton in ay qadka taleefanka kula hadashay Donald Trump uguna hambalyeysay guushiisa.

Waxaa saadaalin dheeraad oo la sameeyay   kadib marki uu ka adkaaday  Hillary Clinton-sidaasi waxaa qortay wakaaladda wararka ee AP iyo warbaahinaha kale ee Maraykanka.

Madaxweynaha cusub ee wadanka mareykan Trump ayaa waxa uu helay  codadki la tiriyey 276 waxana uuna sare u dhaafay dhibcaha qofka uu ku guuleysan karo.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here