Musharaxa Xisbiga Jamhuuriga ee Dalka Mareykanka Donald Trump oo ku Horeeyay Cododka Hada La Tiriyay

0

Doorashada Mareykanka ayaa si habsami leh ugu socota Gobolada dalkaas Codadka ilaa iyo hada la tiriyay ayaa sida muuqata waxaa ku horeeya Musharax Xisbiga Jamhuuriga Donald Trump, waxaana uu haystaa codad gaaraya 245 cod, halka Hillary Clinton ay iyadana dhankeeda  ay haysato codad gaaraya 209 cod.

270 Cod qofkii hela Trump iyo Clinton midkooda waxaa uu xaqiijiyay guusha Madaxtinimada dalka Mareykanka, maadaama 270 cod lagu soo baxaayo, Somalida ku nool dalka Mareykanka ayaa siyaasad ahaan waxa ay taageersan yihiin Musharax Hillary Clinton, balse ma taageersanaa Trump oo hadalo qalafsan kula hadla Dadka Islaamka.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here