Afar Dal oo Afrikaan ah oo Kamid Noqday Gudiga Xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay

0
Plenary meeting: 71st plenary meeting of the 65th General Assembly session 1. Integrated and coordinated implementation of and follow-up to the outcomes of the major United Nations conferences and summits in the economic, social and related fields: draft resolutions (A/65/L.39 and A/65/L.42); 2. Election of five members of the Organizational Committee of the Peacebuilding Commission; 3. Cooperation between the United Nations and regional and other organizations Prohibition of Chemical Weapons: draft resolution (A/65/L.56); 4. Reports of the Fifth Committee.

Afar dal oo Afrikaan ah ayaa xiligaan  loogu codeeyay in ay kamid noqdaan gudiga xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay.

Tani ayaa ka dhigan in Afrika ay yeelanayso wakiilada ugu badan ee matalaya qaaradaha ee gudiga ka kooban afar iyo toban xubin e Golaha Guud ee qaramada Midoobay.

Afarta dal ayaa ka kooban laba dal oo ah waqooyiga Afrika- Masar iyo Tunisia, iyo gobolka Saxaraha Africa – Rwanda iyo Koonfur Afrika.

Dalalka Yurub waxa u matalaya Gudiga Xuquuqda aadanaha ee Qaramada Midoobay Croatia, Hungary iyo Boqortooyada Ingiriiska.

Cuba, Brazil iyo Maraykanka ayaa wakiil u ah gobolka America.

Shiinaha, Sacuudi Carabiya, Japan iyo Iraq ayaa buuxinaya liiska Qaarada Asia.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here