Wararka Galmudug:- “Dadka ka Barakacay Magaalada Gaalkacyo Waa 100,000 Waxaa u Badan Haween, Caruur” By Radio Simba - Ekim 17, 2016 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Warsaxaafadeed kasoo Maamulka Galmudug ayaa lagu shaaciyay tirada dadka shacab ah ee ku barakacay dagaalada maalmihii dambe ka dhacayay magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug.