Macalin Jose Morinho oo ka Hadlay Garsooraha Dhexdhaxaadin Doona Kulanka Liverpool iyo Manchester United

0

Tababaraha Manchester United Jose Mourinho ayaa sheegay in waqti adag uu sugayo garoosre Anthony Taylor kulanka Anfield ee habeenka Isniinta ka dib cabashadii laga muujiyay in loo dhiibay kulankaan.

Taylor ayaa degan gobolka Greater Manchester, waxaana go’aankii loogu dhiibay inuu dhexdhexaadiyo kulanka Liverpool iyo United ay keentay inay su’aal ka keenaan jamaahiirta Liverpool iyo weliba ninkii ay mas’uuliyadiisa ahaan jirtay in garsoorayaasha u magacaabo kulamada.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here