Cristiano Ronaldo : “Real Madrid Waxa ay U Baahan Tahay ku Guuleysiga Horyaalka Spain”,

0

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa sheegay in Real Madrid ay xili ciyaareedkaan u baahan tahay ku guuleysiga koobka horyaalka Spain oo ay weysan tahay tan iyo sanadkii 2012-kii.

Kooxda Real Madrid  ee ka dhisan Caasimad dalka Spain ayaa ku guuleysatay Copa del Rey iyo 2- Champions League tan iyo markii uu kooxda yimid kaptanka xulka dalka Portugal Cristiano Ronaldo, ka hor kulanka kooxda Real Betis Real Madrid ayaa gashay 4-kulan oo barbaro  oo xiriir ah kulamada horyaalka Spain.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here