Puntland oo Maanta u Dabaaldagaysa Xuska 18-sano Guuradii Kasoo Wareegatay Markii La Aas-aasay

0

Magaalooyinka waa weyn ee deegaanada Maamulka Puntland waxa maanta laga xusayaa 18-sano guuradii kasoo wareegtay markii dhidibada loo taagay Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland.

Amaanka deegaanada Puntland ayaa si weyn loo adkeeyay Caasimada Maamulka  ee Garoowe waxaa haatan laga dareemayaa qaban-qaabada xuska 18-sano guuradii kasoo wareegatay aas aaskii Puntland.

Maanta oo kale 1 Agoosto sanadkii 1998-dii , ayay aheyd dhidibada loo taagay Dowlad-goboleedka Soomaaliyeed ee Puntland, waana maamul kamid ah maamulada ugu waqtiga dheer ee xiligaan soomaliya ka jira.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here