Xidiga Paul Pogba oo La beeniyay in uu ku biiray Manchester United

0

Wakiilka xidiga qadka dhexe ee kooxda Juventus ee Horyaalka dalka talyaaniga Paul Pogba Mino Raiola,  ayaa beeniyay in uu xidiga ku biiray kooxda Manchester United ,

Majaladaha ugu afka dheer dalka Ingiriiska ayaa maanta baahiyay in xidiga Paul Pogba uu si rasmi ah ugu biiray kooxda Manchester United oo sanadkii 2010-kii uu kasoo dhaqaaqay.

Mino Raiola ayaa tilmaamay in uusan xiligaan jirin heshiis dhexmaray Labada Koox.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here