Jose Mourinho oo Aaminsan in  Sam Allardyce uu Yahay Macalin ku Haboon Shaqada Xulka Ingiriiska

0

Macalinka kooxda Manchester United Jose Mourinho ayaa aaminsan in macalin Sam Allardyce uu yahay qofka saxda ah ee Hogaamin kara Shaqada xulka Three Lions isagoo u rajeeyay in uu soo gaba-gabeeyay  koobab la’aanta haysata Xulka.

FA-Ga dalka Ingiriiska ayaa shalay ku dhawaaqay in macalinkii Sunderland Allardyce u shaqada ka badalay Macalin Roy Hodgson, macalin Jose Morinho uu warbaahinta kula hadlay dalka Chine ka Hor kulanka International Champions Cup, ayuu sheegay in Sam Allardyce yahay shaqsi wanaagsan oo lala fiirsaday shaqada xulka Three Lion.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here