Wafdi ka Socda Urur Goboleedka IGad oo kulan La Qaatay Odayaasha Gobolka Hiiraan

0

Wafdi ka socda Urur Goboleedka IGad ayaa Maanta gaaray Magalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.

Kulan aan horey loo shaacin oo al baabada u xiran oo u dhaxeryo Ugaaska Gobolka Hiiraan Ugaas xasan ugaas Qaliif iyo Wakiilka urur Gobalaleedka IGAD ee arimaha somaliya  Maxamed Cabdi Afeey ayaa wali ka socda Magaalada beledweyne.

Ilaa Haatan lama Ogo Natiijada kasoo baxday kulanka Dhexmaray Ugaaska iyo Wakiilka urur Gobalaleedka IGAD ee arimaha somaliya  Maxamed Cabdi Afeey oo dhawaan sidaan oo kale u gaaray Magaalada Beledweyne inkastoo kulan uu la qaatay Odayaasha Gobolka Hiiraan uu kusoo dhamaaday natiijo La’aan.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here