Wararka ka imaanaya Magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug qeybta Koonfureed ayaa ku waramaya in Ciidamada Nabada Galmudug ay gacanta ku dhigeen gaari siday dharka Tuutaha Ciidamada.
Saraakiil ka Tirsan Nabad Sugida Galmudug oo warbaahinta la Hadlay ayaa sheegay in gaariga la qabtay ee saarnaa tuutaha Ciidamada uu ka ambaxay Magaalada Gaalkacyo islamarkaana uu kusii jeeday degmada Xarardheere ee isla Gobolka Mudug oo Xarakada al-shabaab ay gacanta ku hayaan.
wixii kusoo kordha kala soco simbanews.com

