Mousa Dembele oo ka Hadlay Hadalada Ciyaartooda Chelsea

0

Xidiga qadka dhexe ee kooxda Tottenham’ Mousa Dembele ayaa ka hadlay hadalada qaar ay ciyaartooda kooxda Chelsea ku hadaaqayaan ka hor kulanka caawa.

Hadii ay caawa kooxda Tottenham’ kusoo guuleysato garoonka Stamford Bridge waxay u noqon doontaa guusheeda ugu horeysay ay kasoo gaarto garoonkaas.

Xidigaha Hazard iyo Cesc Fabregas ayaa dhawaan sheegay in lichester City ay la jecel yihiin ku guuleysiga horyaalka intii ay ku guuleysan laheyd kooxda ay isku magaalada yihiin ee Tottenham.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here