Manuel Pellegrini:- Waxaan aad u jeclahay in aan Macalin ka Noqdo Horyaalka Talyaaniga

0

Manuel Pellegrini Macalinka kooxda Manchester City ayaa sheegay in xili ciyaareedkaan markuu dhamaado uu shaqo ka qaban doono kooxaha horyaalka dalka Talyaaniga.

Pep Guardiola ayaa dhawaan heshiis la gaaray kooxda Manchester City taasoo ka dhigan in 62-sano jirka uu faarujin doono shaqada garoonka Etihad Stadium markii dhamaado xili ciyaareedkaan.

Macalin Manuel Pellegrini ayaa shaqooyin kasoo qabtay kooxaha horyaalka dalka Spain sida Villarreal, Real Madrid iyo Malaga.

“Waxaan jeclahay in aan macalin ka noqdo kooxaha horyaalka dalka Talyaaniga mid kamid ah ayuu u sheegay Mundo Deportivo. oo Spain kasoo baxda.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here