Kooxda Astan Villa  oo Ganaaxday Xidiga Gabriel Agbonlahor

0

Kooxda astan Villa ee dalka Ingiriiska ayaa ganaax waqti dheer ah ku riddey weeraryahankeeda  Gabriel Agbonlahor kadib markii  lasoo bandhigay sawiro iyo muqaalo muujinaya isagoo qoslaya xili kooxdiisa ay guuldaro kala kulantay kooxda Manchester United.

Majalada the Sun ayaa xaqiijisay in 29-jirka Agbonlahor,  la ganaaxay Muddo dheer xili lasoo bandhigay xogag muujinaya isagoo qoslaya xili kooxdiisa ay u dhacday horyaalka heerkiisa Labaad.

“kooxda Kubada Cagta Aston Villa waxa ay Ganaax waqti dheer ay ku riddey xidiga Gabriel Agbonlahor ayuu lagu yiri war kasoo baxay kooxda

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here