Jose Mourinho oo Wada-hadal kula Jira kooxda Paris Saint-Germain,

0

Macalin Jose Mourinho ayaa wada-hadal kula jira kooxda dalka Faransiiska ee Paris Saint-Germain, sida maanta Lagu daabacay Sky Sports..

Kooxda ku ciyaarta Garoonka  Parc des Princes ayaa Mudooyinkii ugu dambeeyay ku raad-joogtay macalinka reer Portugal ee Jose Morinho aan wax shaqo ah qabanin tan iyo markii laga ceyriyay shaqada kooxda Chelsea Bishii December.

Tan iyo markii ay kooxda Paris Saint-Germain, ay guuldaro kala kulantay kooxda Manchester City ciyaaraha Champions League waxaa shaki la galiyay mustaqbalka macalinka reer France ee Laurent Blanc.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here