Madaxweynaha Faransiiska oo Heshiis Dhanka Militariga ah La Gaaray Dhigiisa Dalka Masar.

0
French President Francois Hollande welcomes Egyptian President Abdel Fattah al-Sisi as he arrives at the Elysee Palace in Paris, November 26, 2014. REUTERS/Philippe Wojazer (FRANCE - Tags: POLITICS)

Madaxweynaha dalka Faransiiska Francois Hollande ayaa magaalada Qaahira ee dalka Masar waxa uu heshiis kula saxiixday dhigiisa dalkaasi Cabdi fitaax Al-sisi.

Kulanka labada masuul oo ka dhacay Magaalada qaahira ee dalka Masar ayaa labada dhinac ay ku heshiiyeen in ay sameystaan iskaashi dhanka ciidanka ah.

Cabdi fitaax Al-sisi ayaa aad u amaanay taageerada faransiiska isagoona uga mahad celiyey madaxweynaha faransiiska caawinta dhanka ciidanka ee dalkiisa..

Booqashadaan oo aan horay loosii shaacin ayaa madaxweynaha faransiiska uu ku gaaray dalka masar.

Francois Hollande ayaa imaanaya dalka masar markiisii ugu horeysay tan iyo inta uu xilka la  wareegay Cabdi fitaax Al-sisi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here