Barcelona oo Lasoo Wareegayso Xidiga Kevin Gameiro

0

Naadiga Barcelona ayaa bartilmaameed ka dhigan doonta markuu Furmo suuqa kala iibsiga weeraryahanka kooxda Sevilla Kevin Gameiro

Majalada Mundo Deportivo oo Spain kasoo baxda ayaa maanta daabacday in naadiga Barcelona ay aad u xiiseenayso weeraryahanka kooxda Sevilla Kevin Gameiro oo xili ciyaareedkaan bandhig wanaagsan ka sameenaya Horyaalka Spain.

Dhanka kale Warar soo baxaya ayaa sheegaya in xidigaan uu noqon doono dooqa afaraad ee dhanka iyo weerarka maadaama Barcelona ay haysato xidiga MSN.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here