Zinedine Zidane Kalsooni ayuu Siiyay Xidiga Toni Kroos

0

Walaalka xidiga qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Toni Kroos Felix kroos ayaa aamisan in macalinka kooxda Real Madrid Zinedine Zidane, uu kalsooni badan siiyay xidiga reer Germany.

Xidiga qadka dhexe ee xulka dalka Germany Toni Kroos ayaa mudooyinkii dambe lala xiriirinaayay kooxaha dalka Ingiriiska ka dhisan sida Labada Macneshter balse bandhig wanaagsan ayuu sameeyay xidiga kulankii Barcelona iyo Real Madrid.

Toni Kroos ayaa kasoo hoos ciyaaray ilaa sedex macalin tan iyo markii uu Real Madrid kaga yimid kooxda Beyer Munich Carlo Ancelotti iyo Rafael Benitez. Ayuu kasoo hoos ciyaaray xidigaan. ka hor Zidane.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here