Madaxweynaha Maamulka Puntland oo ka hadlay Weerarkii ka dhacay Gaalkacyo.

0

Madaxweynaha Maamulka Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta waxaa uu ka tacsiyeeyey Weerarkii loo adeegsaday ismiidaaminta ee ka dhacay Magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka mudug,waxaa uu sheegay Madaxweyne Gaas in falkaasi uu yahay mid aan loo dulqaadankarin islamarkaana shacabka Puntland ay la gudboontahay sida uu yiri in la dagaalamaan Al-shabaab,waxaana uu tacsi u diray Ehelada,Qaraabada dadkii ku waxyeeloobay weerarkii Maanta dhacay.

Tacsi 31 march_0001

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here