Qaraxyo ka Dhacay Garoonka Diyaaradaha Dalka Belgium-ka+ Sawiro

0

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Brussels ee xarunta dalka Belgium-ka ayaa ku waramaya in qaraxyo labo ahaa in ay ka dhaceen garoonka diyaaradaha dalka Belgium-ka ee Zaventem airport.

Warar laga helayo laamaha caafimaadka dalka Belgium-ka  ayaa xaqiijinaya in qaraxyada ay ku dhinteen 10-qof  halka 30-kale ay ku dhawacmeen.

Qaraxyadani waxay imanayaan afar maalmood kadib markii magaalada Brussels  ee xarunta dalka Belgium-ka lagu qabtay Salax Cabdisalam oo ahaa ninkii ugu muhiimsanaa ee loo raadinayay qaraxyadii Magaalada Paris ka dhacay bishii November.

Ma cada waxa sababay qaraxyada ka dhacay garoonka diyaaradaha dalka Belgium-ka ee Zaventem airport.

3272583000000578-3503928-Pictures_show_the_terminal_windows_blown_out_from_the_force_of_t-a-18_1458632082613 3272581400000578-3503928-Two_explosions_have_been_heard_at_Brussels_Airport_it_was_claime-a-15_1458632082516 32726E7600000578-3503928-image-m-45_1458633847814 32726A9600000578-3503928-A_soldier_walks_through_debris_after_two_explosion_rocked_a_term-m-14_1458640949340 32726A9600000578-3503928-A_soldier_walks_through_debris_after_two_explosion_rocked_a_term-m-14_1458640949340 (1) 3272C97700000578-3503928-image-m-77_1458637862743 3272A59D00000578-3503928-image-m-62_1458635459082

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here