Mario Balotelli oo Laga Saaray Xulka Talyaaniga iyo Thiago Motta oo Loogu Yeeray

0

Macalinka xulka dalka Talyaaniga Antonio Conte ayaa xulkiisa ugu yeeray xidiga qadka dhexe ee kooxda Paris Saint-Germain Thiago Motta iyo weeraryahanka kooxda Napoli Lorenzo Insigne,

Sidoo kale xulka dalka Talyaaniga waxaa laga saaray weeraryahanka kooxda Liverpool Mario Balotelli, balse xili ciyaareedkaan amaah ku qaadanaya kooxda AC Milan ee Horyaalka dalka talyaaniga.

Italy squad in full:

Goalkeepers: Gianluigi Buffon (Juventus), Mattia Perin (Genoa), Salvatore Sirigu (Paris Saint-Germain).

Defenders: Francesco Acerbi (Sassuolo), Luca Antonelli (Milan), Davide Astori (Fiorentina), Andrea Barzagli (Juventus), Leonardo Bonucci (Juventus), Matteo Darmian (Manchester United), Lorenzo De Silvestri (Sampdoria), Andrea Ranocchia (Inter).

Midfielders: Alessandro Florenzi (Roma), Emanuele Giaccherini (Bologna), Jorginho (Napoli), Riccardo Montolivo (Milan), Thiago Motta (Paris Saint Germain), Marco Parolo (Lazio), Roberto Soriano (Sampdoria), Marco Verratti (Paris Saint Germain).

Forwards: Federico Bernardeschi (Fiorentina), Giacomo Bonaventura (Milan), Antonio Candreva (Lazio), Eder (Inter), Stephan El Shaarawy (Roma), Ciro Immobile (Torino), Lorenzo Insigne (Napoli), Graziano Pelle (Southampton), Simone Zaza>

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here