Daawo Sawiro Laga Soo Qaaday Xeradii Lagu Laayay Ciidamada Kenya

0

Wali waxaa laga dareemayaa Xeradii lagu laayay ciidamada Kenya ee Degmada Ceelcadde Gobolka Gedo saameynta uu reebay weerarkii abaabulnaa ay al-shabaab ku qaadeen saldhigaas.

Sawiro Shabaabka ay ka soo qaadeen Saldhigii ciidanka Kenya ee Ceelcadde, ayaa muujinaayay gaadiidka gaashaman ee ciidamada Kenya ay leeyihiin oo lagu gubay dagaalkii ka dhacay  saldhiga Ceelcadde 15-junuary.

Xarakada al-shabaab oo sheegatay Mas’uuliyada weerarkii saldhiga deegaanka Ceel-cadde ayaa sheegtay in ay ku dishay in ka badan 100-askari oo ka tirsanaa ciidamada kenya ee qeybta ka ah Howlgalka amisom ee Soomaliya.

Dowlada Kenya wali ma aysan shaacin Tirada kaga dhimatay weerarkii 15-junuary lagu qaaday deegaanka Ceel-cadde ee Gobolka Gedo oo ay saldhig malatari ay ku lahaayeen ciidamo ka tirsan Kenya oo qeyb ka ah Howlgalka amisom ee soomaliya.

145802056086390 145802055647068 1458020549464b0 145802056969e25 14580205659a053 14580205455b4f4 1458020574cc2f9 1458020536d8888 1458020540cbd2c 1458020542a0efc 1458020551e448d 1458020554e10a9 1458020558b794c

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here