Gerard Pique :- Neymar wuu sii joogayaa Barcelona

0

Daafaca kooxda Barcelona Gerard Pique ayaa kalsooni ka muujiyay in laacibka Neymar uu sii joogo kooxda uuna meesha ka saaro ku biirista kooxda Real Madrid.

Xidiga heerka caalami ee xulka dalka Brazil ayaa shaki la galinayaa mustaqbalkiisa kooxda Barcelona kadib markii uu dhawaan  iska diiday in uu heshiis kooxda qalinka ugu duugo.

24-jirkaan ayaa ayaa sidoo kale waxaa loogu baaqay in uu xili ciyaareedka dambe ku biiro kooxda ea Madrid ee ku ciyaarta Garoonka Bernabeu. sida uu dhawaan shaaciyay xidigii Hore ee kooxdaas Roberto Carlos.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here