Lampard oo Mustaqbalkiisa kala cadeyn doona Maalmaha Soo socda

0

Laacibka qadka dhexe ee kooxda New York City Frank Lampard ayaa ka hadlay wararka ku aadan in uu ka fariisan doono kubada cagta markuu soo dhamaado horyaalka dalka Mareykanka ee MLS.

Kadib markii dhaawacyo ay soo gaareen laacibka ayuu xili ciyaareedkaan waxa uu saftay dhamaan kulamada horyaalka dalka Mareykanka ee MLS gaar ahaan kooxda New York City.

Laacibkii Hore ee kooxda Chelsea ayaa sidoo kale amaah lix bilood ah kusoo qaatay kooxda Manchester city intuu xirnaa horyaalka dalka Mareykanka laakin warar soo baxaya ayaa sheegay in laacibkii uu qorneeshanayo ka fariisashada kubada Cagta.

Laakin laacibkaan ayaa kala xaqiijin doono mustaqbalkiisa kulanka ay kooxda New yorka city ay la ciyaari doonto kooxda Chicago Fire 6bisha March

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here